Ma ogtahay in farxadda family-gaaga uu qayb ka yahay fiber-ka Bluekom?
Soo xidho maanta fiber-ka bluekom oo la farax qoyskaaga

#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #FTTH #fiberopticcable

Ku Raaxayso Oo Ganacsigaaga Kor Ugu Qaad Fiber-ka Shirkada Bluekom

#bluekom #fiberoptic #fiberopticcable #bluekomfiber1 #hormoodkainternetdalka #fttb

Ku daawo oo ku nagaad Fiber-ka Bluekom
ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555
#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #FTTH #fiberopticcable

Kor Uqaad Farxadda Qoyskaaga
ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #FTTH #fiberopticcable

Internet aan kala go' lahayn
Macmiil ku shaqee Internet ka ugu xawaaraha sareeya si aad u horumariso ganacsigaaga

ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #FTTB #fiberopticcable

Internet qiimo jaban oo la isku halayn karo ku isticmaal barahaaga bulshada

ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #socialmedia #fiberopticcable

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha – 1-da May
Munaasabadda Maalinta qiimaha badan ee Shaqaalaha Adduunka awgeed, waxaanu hambalyeynaynaa Shaqaale weynaha Shirkadda Bluekom, meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan si gaar ah u bogaadinaynaa dadaalka, hufnaanta, iyo hal-abuurka ay muujiyaan Shaqaalaheenu. kuwaas oo marwalba ah laf-dhabarta kobaca iyo guusha shirkadda.

#Bluekom #LaborDay2026 #bluekomfiber #fiberoptic #bluekomfiber1 #fiberopticcable

Fudedee Shaqadaada Oo Isticmaal Internet-ka Ugu Dhakhsaha Badan Uguna Qiimaha Jaban Dalka

ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #internetserviceprovider #fiberopticcable