๐๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐ค๐! ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐งโจ ๐ซ ๐๐ซ
ุชูุจู ุงููู ู ูุง ูู ููู ุตุงูุญ ุงูุฃุนู ุงู
Bluekom waxay munaasibada Maalamaha Ciidka awgeed kugu bushaaraynaysaa in macaamiisha loo kordhiyey xawaaraha internet-ka 60% iyadda oo aan lacag dheerad ah macmiilka laga qaadayn. Ka faaiidayso fursadan macmiil








