๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐ค๐š! ๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐งโœจ ๐Ÿ’ซ ๐ŸŒ™๐Ÿ’ซ

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Bluekom waxay munaasibada Maalamaha Ciidka awgeed kugu bushaaraynaysaa in macaamiisha loo kordhiyey xawaaraha internet-ka 60% iyadda oo aan lacag dheerad ah macmiilka laga qaadayn. Ka faaiidayso fursadan macmiil

#bluekom
#eidmubarak 2026
#Ciidwanaagsan

๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐ค๐š! ๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐งโœจ ๐Ÿ’ซ ๐ŸŒ™๐Ÿ’ซ

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ

Bluekom waxay munaasibada ciida awgeed, macamiisha adeegu ka xidhanyahay ama aan isticmaalin in muddo ah, shirkadu waxay u samaysay qiimo dhimis balaadhan 25%

#bluekom
#eidmubarak
#Ciidwanaagsan

Ramadaan Mubaarak ๐ŸŒ™

Shirkadda Bluekom waxay macaamiisheeda ugu bushaaraynaysaa hadiyado kala duwan inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Ka faaโ€™iidayso fursadaha gaarka ah! ๐ŸŒ™โœจ

#RamadanMubarak๐ŸŒ™โœจ #Bluekom

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—–๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐ŸŒ™โœจ

Shirkada Bluekom waxay ugu Hambalyaynaya Umada Islaamka iyo Macamiisha Shirkada Curashada Bisha Barakaysan ee RAMADAAN.

Ramadaan Kariim๐ŸŒŸ
#ramadankareem
#Bluekom

Soo Xidho Maanta Fiber-ka Bluekom oo ah internet-ka ugu Xawaaraha Sareeya Dalka La iskuna Halayn karo

https://zurl.co/0EubT
https://zurl.co/9yM9Y
https://zurl.co/r31Yi

#bluekom #fiberopticcable #fiberoptic #hormoodkainternetdalka #bluekomfiber1 #FTTH

Ganacsigaaga ku xooji oo ku xayeysii Internet-ka xawaaraha sareeya ee Bluekom

#bluekom #bluekomfiber1 #bluekom_fiber #Bluekomfiber#fiberopticcable #fttb #fiberoptic #hormoodkainternetdalka