Maalinta Carafo waa maalin fadli iyo kheyr badan leh, kana mid ah maalmaha ugu barakada badan Islaamka. Waa maalin ducada la aqbalo, dambigana la dhaafo. Aan qalbiyadeenna ku noolayno xuska Alle, ducada, towbad keenka iyo samafalka. Soonka maalintan wuxuu leeyahay ajar weyn iyo kheyr aan la koobi karin.
#bluekom #fiberoptic #bluekomfiber1 #FTTH #fiberopticcable
#MaalintaCarafo #Carafo #Arafah #SoonkaCarafo #Islam #Muslim #Ducada #Xaj
